Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Denmark oo ka tacsiyeynasa geeridii Raylas wasaare Cabirsaaq Xaaji Xuseen

$
0
0

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Denmark waxanu tacsi tiiraanyo xambaarsan u dirayaan Qoyskii, Caruurtii, eheladi ,Asxaabta iyo Shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid ALLA ha u naxariistee Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo Xalay ku Geeriyoodey wadanka Maraykanka.

Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Waxan illaah uga baryeynaa naxaris iyo jano fardowsa in illaah ku waraabiyo amin amin amin 

Marxuumku wuxuu ahaa Raysal wasaarihii labaad ee Dalka Soomaaliya, wuxuuna ahaa Wadani jecel Dalkiisa.

tan iyo burburkii Soomaaliya wuxuu ku noolaa Dalka Maraykanka, wuxuuna u ololayn jirey sidii Soomaaliya la isugusoo celin lahaa, ayna Dowlad rasmi ah ka dhalato.

Mar kale ayaa jaaliyadu ka tacsiyeynaysaa Geerida Marxuumka.

Illaahow Janadii gee dambigiisana dhaaf.

Aaamiiin Aaamiin


Abdirashid sheikh mohamud
Madaxa somali community in Denmark


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles