1. Maxamed Faarax aadan Wasiir ku xigeenka caddaladda arimaha diinta (Warsangali/Dubays,Gobolada Sanaag iyo Hayland) .
2. Cabdullaahi Xaashi Warsame Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha iyo dowladfaha hoose (Ciise Maxamuud/Maxamed Ciise,Gobolka Nugaal).
3. Cabdicasiis Maxamed Adam Wasiir ku xigeen Amniga Puntland (Dhulbahante/Gobolada Sool iyo Cayn).
4. Axmed Yaasiin Saalax Wasiir kuxigeenka maaliyadda (Dashiishe/Gobolada Bari,Karkaar iyo Gardafuu).
5. Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil Wasiir kuixgeen Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka (Warsangali/Cumar,Goboladda Sanaag iyo Hayland) .
6. Siciid Faarax Maxamuud Wasiir ku xigeenka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah (Cali Jibraa’il/Gobolada Bari,Karkaar iyo Gardafuu).
7. Cabdiweli Seed Cilmi Wasiir ku xigeen Xaanada xoolaha (Carab Saalax/Bari,Mudug iyo Nugaal ).
8. Prof. Maxamed Cali Faarax Wasiir ku xigeenka Waxbarashada (Ammaanle/Gobolada Bari iyo Mudug).
9. Aamina maxamed Cabdullaahi Wasiir ku xigeenka Caaafimaadka (Warsangali/Dubays,Goboladda Sanaag iyo Hayland).
10. Nuur Axmed Yuusuf Wasiir kuixgeenka Warfaafinta (Kaskiiqabe/Karkaar iyo Sool).
11. Liibaan Beddel Maxamuud Wasiir ku xigeenka Hawlaha Guud (Reer Maxamuud, Gobolka Mudug)
12. Cabdullaahi Jaamac Aruurshe Wasiir kuxigeenka Duulista hawada & garoomada (Leelkase/Gobolka Mudug).
13. Siciido Xuseen Cali Gees Wasiir ku xigeenka Beeraha iyo Waraabka (Wadalmoge/Bari iyo Mudug).
14. Maxamuud Maxamed Cali Wasiir ku xigeenka kaluumeysiga iyo kheyraadka badda (Ismaaciil saleebaan/Bari,Karkaar iyo Gardafuu).
15. Cabdirashiid gaani Cali Wasiir kuxigeenka Dekadaha iyo Gaadiidka (Dhulbahante/Nuur Axmed,Gobolada Sool iyo Cayn).
16. Cabdirisaaq Shire Ismaaciil Wasiir kuxigeenka Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada (Dhulbahante/Barkad,Gobolada Sool iyo Cayn).
17. Farxiya Yusuf Xirsi Wasiir kusigeenka Haweenka iyo arrimaha qoyska (Madhibaan/Gobolka Mudug iyo Karkaar).
18. Faarax Cali Cabdi Wasiir kuxigeenka Deegaanka, Dalxiiska iyo Duurjoogta (Tiinle/Gobolka Bari,Karkaar,Gardafuu).
19. Cabdirisaaq Nuur Cumar Wasiir kuxigeenka Ganacsiga iyo Wershadaha (Cali Saleebaan/Biciidyahan,Goboladda Bari,Karkaar iyo Gardafuu).
Wasiiru Dowlayaasha Puntland,Gobolada iyo Beelaha ay kaso jeedaan.
1-Dr.Maxamed Cabaas Cumar Wasiiru Dowladaha Madaxtooyadda iyo xiriirka Caalamiga ah (Beesha Absame/Ugaadeen, Soomaaliya).
2- Prof. Bashiir Cabdiraxmaan Gurxan Wasiiru Dowladaha Madaxtooyadda iyo Xiriirka Goboladda (Sade-daarood/Mareexaan,Soomaaliya).
3- Maxamuud Faarax Beeldaaje Wasiiru Dowlaha amniga Puntland (Cali Jibraahiil/Gobolka Bari,Karkaar iyo Gardafuu).
4- Cabdiqani Geele Wasiiru Dowlaha Duulista hawada iyo Garoomadda (Awrtable/Gobolka Nugaal).
5-Axmed Ibraahim Cawaale Wasiiru Dowlaha Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah(Dhulbahante/Gobolada Sool iyo Cayn).
6-Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye Wasiiru Dowlaha Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda (Cumar Maxamuud/Gobolka Mudug).
7-Cali Yuusuf Jaamac Wasiiru Dowlaha arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose(Leelkase/Gobolka Mudug).
8-Cabdulaahi Jaamac Casli Wasiiru Dowlaha Caafimaadka (Dir/degmada Tawfiiq /Gobolka Mudug).
9-Axmed Siciid Cabdiraxmaan Wasiiru dowlaha Dekedaha iyo Gaadiidka badda( wali ma helin waanse ku raadjoognaa ).
Cabdiqani Cabdulaahi Cabdi.