Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Reer Leicester UK “Xaflada Taageeradaiyo Madaxda cusub ee Puntland oo Magaalada k dhacaysa”

$
0
0

Dhammaan bulshada soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester iyo agagaarkeedaba waxaan ugu bishaareynaynaa in la qaban doono xafladii taageerada iyo soo dhaweynta madaxda iyo maamulka cusub ee Puntland. Sidoo kale sagootinta maamulkii hore.

Xafladaas waxa ay u dhici doontaa sidatan

Goobta : -
Sparkenhoe Theatre and Arts Centre-Ogaysoos PL
Sparkenhoe street –
Leicester LE2 0DL

Maalinta/Taariikhda

Axadda – 02/02/2014

Saacadda : 16:00 – 22:00

Xafladaas oo noqon doonta mid u furan soomaali oo dhan yar iyo weyn, ciroole iyo waayeel rag iyo dumarba.

Haddaba waxaanu ku leenahay kasoo qeyb gal wacan inshaa’allaah.

Wixii faahfaahin ah lasoo xiriira taleefoonada kala ah: -

07949900582/ 07825430255/07950224356


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles