Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo Sawirada shirkii Arimaha Soomaaliya looga hadlay ee maanta ka furmay Garowe

$
0
0

Caasimada Puntland waxaa maanta ka dhacay shir looga hadlayay Mustaqbalka Soomaaliya, waxaa shirka qayb ka ahaa Raysal wasarijii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, Siyaasi Cabdulaahi Baadiyow, Murashixiintii Madaxweynaha Puntland oo ay kamid ahaayeen Cali Xaaji, Shire Xaaji Faarax iyo Maxamed Cabdinuur, Siyaasiyiin iyo Xildhibano ay kamid yihiin Rayal waaare xigeenkii Badbado Qarab Cadiwahaab Ugaas, Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jabril, iyo Xildhibaano kale.

Shirka Waxaa lagu falan qeeyey Xaalada Soomaaliya iyo mustaqbalka Dalka

Sawirada hoos ka daawo

IMG_1683
IMG_1500

IMG_1503

IMG_1505

IMG_1507

IMG_1508

IMG_1509

IMG_1510

IMG_1511

IMG_1513

IMG_1515

IMG_1520

IMG_1523

IMG_1525

IMG_1528

IMG_1529

IMG_1534

IMG_1539

IMG_1546

IMG_1548

IMG_1561

IMG_1584

IMG_1587

IMG_1589

IMG_1594

IMG_1596

IMG_1602

IMG_1607

IMG_1642

IMG_1648

IMG_1670

IMG_1675

IMG_1676

IMG_1680


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles