Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

TACSI– MARXUUM XIDIG MAXAMED ADAN ISAXAQ (xidig sadaxle)11-01-14 ku geriyooday magalda CABUD WAAQ

$
0
0

Alla Naxariistii jano ha kawa waraabiyee waxaa Cabudwaaq ku geeriyoodey Xidig Maxamed Aaden Sadexle, Geerida waxaa lagu wargalinayaa dhamaan Ehelka,Qaraabada iyo Asxaabta.

Dadka diraya tacsida oo kala ah Reer Ahmed Barre Muse iyo eheladooda yar iyo weyn.

Dhamaan Asxaabta tooda Abdi Sahid Ahmed barre iyo xaaskisa Shukri Sadexle, oo dagan dalka Denmark magaalada Copenhagen Waxay Tacsi u dirayaan.

Reer (Maxamed Adan Isaxaq)
(REER SADAXLE) iyo hooyadood
(Saciida Xusen Kooshin)

Waxay kaloo tacsi taas la mid ah u dirayaan xaaskii uu ka geeriyoodey MarXauum ku, Waxay koolo tacsidan u dirayaan Dhamaan elhelaada(Reer Sadexle) meel xasta ay joogaan yar iyo wen.

Waxay na Xidig Sadaxle ilaah uga baryayaan in uu janadii geeyo,ehelkisaana samir iyo iiman ka siiyo, AA MIIN…AA MIIN.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles