Musharax Madaxweyne Dr. Shire Xaaji Faarax ayaa Khudbada uu u jeediyay Golaha Baarlamanka Puntland wuxuu diirada ku saaray inuu wax ka qaban doono arrimo badan haddii uu ku guulaysto jagada Madaxnimada Puntland,waxyaabaha uu balan qaaday ayaa waxaa ugu muhiimsanaa.
1-Dhaqaalaha.
2-Baahinta maamulka iyo ilaalinta hantida dadweynaha.
3-Hanti dhowrka.
4-Soo celinta Gobolada maqan.
5-Abuurida xiriir Caalami ah iyo arrimo kale.
Hoos ka Daawo Khudbada Shire Xaaji Faarax oo dhamaystiran.