Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

(Warbixin+Video) Daawo Khudbadii Dr. Cabdiweli Gaas uu u jeediyay Baarlamanka Puntland

$
0
0

Musharax Madaxweyne Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa khudbadii uu maanta u jeediyay Golaha Baarlamanka Puntland diirada ku saaray arimo badan oo ay ugu muhiim sanaayeen.

1-Dib uso celinta Gobolada Maqan.

2-Midnimada umada.

3-Kor u qaadida adeegyada Bulshada.

4-La-dagaalanka Burcadcadbadeeda iyo Tahriibta

5-Illaalinta Cadaalada.

6-kor u qaadida amaanka iyo  tayaynta Ciidamada.

7-Dhiiri galinta Ganacsatada iyo la-dagaalanka Musuqmaasuqa.

8-Hirgalinta nidaamka Dimuqraadiyada.

8-Abuurida xiriir Caalami ah iyo arrimo kale .

Hoos ka Daawo Khudbada Dr. Gaas oo dhamaystiran.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles