Puntlandi TEAM waxay sanad walba xiligaan oo kale soon bandhignaa dhowr qof oo aan u soo xulno in midkood qaato abaalmarinta Shaqsiga sanadka, oo macneheedu yahay Qofka lagu tilmaami karo sanadkaan dhamaadka ah inuu isbadal ka sameeyey Bulshada dhexdeeda, Go’aanka Akhristayaasha ayaa iska leh iney u Codeeyaan qofkii ay u arkaan inuu Wax la tilmaami karo u qabtey Bulshada, Qiimeynta idinkaa iska leh ee u codee mid kaad isleedahay wuu mutaystey inuu noqdo Shaqsiga Soomaaliyeed ee Sanadka 2013.
↧