Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Murashax Cali Xaaji oo maanta Garowe kula kulmey Boqor Burhaan Boqor

$
0
0

Murashax Cali xaaji Warsame ayaa maanta wuxuu booqdey Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Garowe maanta yimid, Boqorka iyo Murashaxa ayaa ka wada hadlay xaalada Puntland iyo Doorashada Madaxweynaha, tafaasiil kale lagama bixin kulanka Boqorka iyo Murashax Cali Xaaji balse sawirada hoos ka daawo, waana ka cududaaranaynaa sawirada oo qaarkood tayadooda muuqaal tashuush ku jiro.

51078911410


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles