Jaaliyada Soomaaliyeed ee Ku dhaqan Magaalada Christchurch, Caasimada Dalka New Zealand ayaa lacag ay kaga qayb qaadanayaan Gurmadka loo fidiyey Dadkii Dabeylaha Roobabka iyo Daadka watay ee ku dhuftey Puntland ayaa waxay u direen Lacag dhan 14000 USD Afar iyo toban kun oo Dollar, Lacagtaasoo ay ku hagaajiyeen Gudiga Culumada Gurmadka Garabka Bosaso.
Jaaliyada ayaa wali ku howlan ururinta lacag intaas ka badan si ay qayb weyn uga qaataan gurmadka Dadka walaalohood ah ee dhibku soo gaaray.
Gudiga u xilka saaran Jaaliyada iney dhaqaalaha ururshaan waxay rajaynayaan in Dhaqaale kale oo fiican ay Jaaliyadu soo dirto.
Muslim entacanterbury ee newzealand waxaan umahad celenaya dhamaan dadkii soomaaliyeed rag iyo dumar ee ka qabqaatay bexinta lacagta lagu taakulaynayey walalhood
Gaar ahaan Odoyaashii u istaagay oo Gobalada Newzealand,
1.hassan shieh ali
2.mohmedkhalifabdi{caga faras}
3yasiinali farah
4.abdi axmed awad
5.mahamed hirsimahamed
6.khaderhirsi ali
7.yusuf ismail yusuf
8.omer said yusuf
9.abdulqadermahamed hassan
10.hussen salaad
11.ahmed shaqlaane yusuf
12abdi ismail boss
13.mahad mahamed warsame
14.mukhtaar kilwe mahamed
15 sheekh abdulqaader
16,mahamed abdi jama{afey}
mahadsdeen
Puntlandi.com