Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi– Marxuum Suldaan Buseyri Suldaan Nucmaan Suldaan Sheekh Xasan oo 27.Nov.2013 ku geeriyoodey magaalada Diri-Dhabo

$
0
0


Inaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun

Anagoo ah qoyska reer Ahmed Abdi Qadhabo,

Waxaan dhammaantayo Tacsi tiiraanyo leh u direynaa, dhammaan reer Suldaan Nucmaan Suldaan Sheekh Xasan, meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo Qoyskii, Qaraabadii iyo Eheladii uu ka baxay walaalkayo Marxuum Suldaan Buseyri Suldaan Nucmaan Suldaan Sheekh Xasan oo manta oy taariikhdu ahayd 27.Nov.2013 ku geeriyoodey magaalada Diri-Dhabo iyadoo barri oo taariikhdu tahay 28.Nov.2013 lugu aasi doono Magaalada Jig-Jiga ee DDSI.

Waxaanu ilaahay uga baryeynaa inuu marxuumka Jannadii ka waraabiyo. Qoskii, Qaraabadii iyo Ehelkii uu ka geeriyoodey oo aanu ka mid nahayna samir iyo iimaan nagawada siiyo.

 Aamiin, aamiin,aamiin.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles