Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Roobabka Gu’ga oo ka da’ay Dangoroyo iyo Howdka Nugaal

$
0
0

Maalmahaan waxaa Deegaanada Puntland ka xirtay Roobabka Gu’ga, Shalay galab ilaa Xalay Roobku wuxuu ku hooray Deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal.

Roobabka xoogan wuxuu ku hooray Degmada Eyl nawaaxigeeda iyo Dangoroyo oo labaduba ka tirsan Gobolka Nugaal, Howdka ayaa isna Roobku gaarsiisan uahay.

Meelaha qaar Daad ayaa kusoo rogmaday Deegaanada hooseeya laakiin wax khasaare ah ma gaysan, inkastoo Gobolka Nugaal Roobsadey hadana Caasimada masoo gaarin Roobku.

Wasaarada Deegaanka Puntland ayaa todobaadkii hore soo saartay Digniin ku saabsan Roobabka.

Puntlandi.com Garowe

The post Roobabka Gu’ga oo ka da’ay Dangoroyo iyo Howdka Nugaal appeared first on .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles