Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Farmaajo oo Koongo gaarax Xili Muranka Siyaasadeed Sii xoogaysanayo

$
0
0

Madaxwwynaha Xilkiisu Dhaamaday isla markaasna Xilka kororsaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Dalka Jamhuuriyada Dimoqoraadiga Congo.

Safarka Farmaajo ayaa lagu sheegay inuu yahay Booqasho sharafeed Rasmi ah oo mudo maalmo ah ku joogi doono Dalkaas.

Qaar kamida Mucaaradka ayaa Booqashadaan ku macneeyey mid uu Madaxweynuhu kaga dhuumanayo Xiisada Siyaasadeed ee sii xoogaysanaysa.

Faahfaahin rasmi ah oo intaas dheer lagama hayo Safarka Madaxweyne Farmaajo inkastoo Xafiiskiisu ay ku sheegeen inuu Safarku la xiriiro Xoojinta Xiriirka labada Dal.

Hoos ka daawo Sawirada ay baahiyeen Villa Soomaaliya

The post Madaxweyne Farmaajo oo Koongo gaarax Xili Muranka Siyaasadeed Sii xoogaysanayo appeared first on .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles