Waxaa muuqata in khilaafka Khalijka uu Soomaaliya ka dhex abuuray buuq Siyaasadeed Wadamada Carabtuna dhankkoda bilaabeen kala xodxodashada Soomaaliya oo mid walbaa Kaarbad gaduudan uu u dhigayo Madaxda Soomaaliya.
Shalay Biiixi iyo Emaaraatka, Gaasna Way sugayaaan
Berina Farmaajo iyo Qadar.
Baarlamaankii iyo Xafiiskii Raysal wasaaruhuna iney gacanta isula tagaan bay qarka u saaran yihiin, ogowna Buuqaas wuxuu salka ku hayaa Khilaafka Reer carbeedka.
Hoos ka Daawo Reer Qadar oo u diyaar garoobaya soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi