Isniin 25/12/2017
Kulan ay isugu yimaadeen Waxgarad,Siyaasiyiin iyo Aqoonyahano kasoo jeeda Labadaan Beelood ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu ka dhacay Nairobi kulankasoo lagasoo saaray baaq nabadeed oo ku aadan Shaqaaqada ka dhacdey Deegaanada Howtka
1. Kullankaan waxaa lagu lafa-gurey shaqaaqadii ka dhacdey Hawdka ee dhexmatey labadaas beelood ee Walaalaha ah
2. waxaa laga soo saarey Bayaan Rasmi ah
Bayaanka waxaa soo jeediyey 4 qof oo ka socda labada beelood oo walaalaha ah oo dhibku dhexmarey.
1. Sh Maxamed Sh. Cismaan
2. C/raxmaan Xuseen Carab
3. Cali Xaaji Warsame
4. Cawil Daahir Maxamed
Kulanka waxaa kaloo kasoo qayb galay waxgaradka, Aqoonyahana iyo Siyaasiyiintaan Hoos ku xusan
Magacyada:
1. Sh Maxamed Sh Cismaan
2. C/raxmaan Xuseen Carab
3. Cabdirashiid Cirro
4. Cawil Daahir Maxamed
5. Cali Xaaji Warsame
6. Ciise Cali Cabdi “Ciise Ceelbuur”
7. Jaamac Orshe
8. Cumar Aw-Daahir
9. C/casiis Cali Shire
10. Axmed Maxamed Nuur
11. Suldaan Maxamuud Guushaa “Suldaan Aagaan”
12. C/qaadir Xasan Ciiro
13. Cali Maxamed Ismaaciil
14. Axmed-Nuur Cali Dhawaaq
15. Maxamed Haaruun Maxamuud
16. C/qani Cabdi Jaamac “Orahaye”
17. Maxamuud Axmed Beyr
18. C/risaaq Maxamuud Xasan
19. Maxamed Cabdullaahi Axmed
Hoos ka Daawo bayaanka Nabadeeef
Sawiradana Hoos ka Daawo
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Image may be NSFW.
Clik here to view.