Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking News– Puntland oo ku baaqdey in aan Siyaasada Dalka la marin habaabin

$
0
0

Warar rasmi ah oo Puntlandi ka heleen illo dublamaasiyadeed ayaa sheegaya in Dowlada Puntland ay Qaraal digniin ah u direen Villa Soomaaliya, Qoraalkasoo Xukuumada loogu baaqay in la joojiyo ololaha Lagu marin habaabinayo Siyaasada Dalka.

Sida aan Xogta ku helnay Dowlada Puntland waxay cadaysay iney si cad ugasoo horjeedaan Xariga iyo caga jugleynta lagu hayo Siyaasiyiinta aan ku fekerka ahayn Xukuumada.

Wararka aan heleyno waxay kaloo sheegayaan in Puntland ay si dadban u muujiyeen in Ololaha ka socda Xamar ay jiraan gacmo shisheeye oo ku lug leh.

Puntlandi
Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles