Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yariisow ayaa cambaareeyey Weerar Qarax miino ah oogaarigiisa loogu xirey Wariye xili uu marayay Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho Shalay oo isniin ahayd.
Wasiirka ayaa yiri ““Si kulul baan u cambaareynayaa falka dilka loo geystay wariye Maxamed Ibarahim Gabow, waana muuqataa dhammaan calaamadihii kooxaha argagaxisada ee Al-Shabaab oo caadeystay dilka wariyeyaasha. “
Wariye Maxamed Ibraahiim Gaabow ayaa isla Goobta ku geeriyooday, Waxaa loo badinayaa in Qaraxu ahaa Banbaano gaarigiisa loogu xiray.