Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, ayaa waxaa xalay ka dhacay Bandhig Faneed uu qabtay Fannaan Abdirishiid Muxyadiin Kaalmoy, kaasi oo caan ku ah Nashiidooyinka carabiga ah.
Bandhiga Fannaanka ayaa waxaa ka qayb galay maamulka gobolka Karkaar, dhalinyaro iyo marti sharaf kale.
Intii uu socday Bandhiga fanka ah ayaa waxaa uu Fannaan Abdirishiid Muxyadiin Kaalmoy uu madasha kuso bandhigay heeso kale duwan.
Abdirishiid Muxyadiin Kaalmoy, ayaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar loogu sameeyay soo dhoweyn balaaran.
Hoos Ka Daawo Sawirada;-
www.puntlandi.com.