Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking:- Raysal Wasaaraha Itoobiya oo Shirka London ka sheegay in Ciidankiisa oo qura ay hada Al-Shabaab kula dagaalamayaan Tuulada Halgan

$
0
0



Raysal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa khudbadiisiibShirka London wuxuu sheegay in Ciidanka Itoobiya ay naftooda u huraan Difaaca Soomaaliya isagoo sheegey in xiligaan Shirka socda ay Ciidankiisu dagaal Adam kula jiraan Al-shabaab Tuulada Halgan ee Gobolka Hiiraan.

Raysal Wasaare Desalegn oo si diblamaasiyadeysan dhaqaale ugu raadinaya Ciidankiisa ayaa hadalkaan jeediyey xili sad loo daneynayay Ladagaalanka Al-shabaab iyo sidoo Soomaaliya Ciidan loogu dhisi lahaa.

Puntlandi.com
London


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles