Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking News— Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay oo saaka Booqanaya Soomaaliya

$
0
0

António Guterres Xoghayaha Guud er Waramada Midoobay ayaa saaka lagu wadaa inuu booqdo qaybo kamid ah Soomaaliya.

Xoghayaha Guud wuxuu kasoo dagi doonas Muqdisho , Ujeedka Safarkiisa ayaa lagu sheegay inuu yahay Sidii Dhaqaale logi heli lahaa Malaayiin Soomaali ah oo abaaruhu Saameeyeen sidaas awgeed wuxuu booqanayaa Goobaha Dhibaatooyinku saameeyeen.

Warar Puntlandi helayo waxay sheegayaan in laga yaabo inuu booqdo Baydhabo.

Puntlandi
Muqdiaho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles