Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi– Alla ha u naxariisto Marxuum Cabdi Raaw Suleymaan oo Muqdusho ku geeriyooday

$
0
0

Waxaa halkaan tacsi Logan dirayaa Xaaskii iyo Caruurtii i ka geeriyooday Alla ha u naxariistee Cabdi Raawe Suleimaan oo maanta ku geeriyooday Isbotaal ku tal Muqdisho,

Masuuliyiinta Warfaafinta Puntlandi waxay iyagoo ka Tirana yeysan ay tacsi u dirayaan Dhamaan Reer Raawe Saleebaan iyo Reer Timajilic gerrida ku timid Saaxiib walaalkeen Cabdi Raawe Saleebaan.

Ilaahay janadii haka waraabiyo marxuumku Dhamaanteena Ilaahay Samir ha inaka siiyo.

Aaamiin aaaamiin aaamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles