Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa logi hambalyeeyey Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane MaxamedCabdullaahi Farmaajo oo maanta Cod aqlabiyad ah ugu guuleystey Madaxweynanimada Soomaaliya.
Hoos ka EEG Warsaxaafadeedka
↧
Puntland oo u Hambalyeeysay Madaxweynaha Cusub ee JFS
↧