Warbaahinta Puntlandi ayaa sameysay saadaalintii ugu dambaysay ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya,Saadaalintaan waxay ku salaysan tahay macluumaad lagasoo ururshay ku dhowaad 120 Xildhibaan oo ka kala tirsan taageerayaasha dhamaan Murashixiinta Madaxweynaha.
Afar Murashax ayaa aad isugu dhow Saadaalinta Rasmiga ah, inkastoo Xildhibaanada aan la hadalnay oo umuuqday kuwo aad u qarinaya Shaqsiga ay u codaynayaan,
Xogtaan aan Soo ururinay waxay tilmaamaysaa in Wareegay kowaad ay ka soo gudbayaan Xasan Sheikh Shariif Sh , Cumar Cabdirshiid iyo Jabriil,
Election 2017 Exit Polls
1st round
1) Mahamed Farmaajo 130
2) Cumar Cabdirshiid = 60
3) Sheikh Shariif= 45
4-xasan Sheikh = 50
5-Ali Xaji = 5
Xasuusin waa saadaalintii ugu dambeysay
Puntlandi.com