Waxaa caawa 16-09-2013 goor dhow Magaalaada Brussels ka dhacaya Xaflad Balaaran oo lagusoo dhaweynayo Wafdiga labada Madaxweyne ee Puntland iyo Jubaland, Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole iyo Sheikh Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe).
Jaaliyada Puntland iyo Jubaland ayaa si wada jir ah Xaflada usoo abaabuley waxaana khudbado ka jeedinaya labada Madaxweyne.
kala soco Xaflada Puntlandi.com
Puntlandi.com