Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Goormay Dhacaysaa Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya?

$
0
0

26 Bishaan waxaa si rasmi ah u bilaabanaya ololaha Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Jadwalku waa sidaan hoose…

-26 ilaa 29 January waxaa is diiwaan galinaya Murashixiinta
-31 – janaayo ilaa 5 Febaraayo waxaa bilaabanaya dood Murashixiinta iyo dhagaysigooda.
-01 February Labada aqal waa Faasax hal maalin ah.

-6 February iyo 07 February; Isdiyaarinta Guddiga
-8 Febaraayo Doorashada Madaxweynaha.

Doorashada Madaxweynaha waxay dhacaysaa maalin Arbaco ah oo ah oo taariikhdu ay ku beegan tahay 8 Febaraayo 2017-ka

Puntlandi.com
Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles