Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Jaaliyada Puntland ee Magaalada Odense Dalka Denmark oo dhaqaale gaarsiiyey Dadka Abaaruhu Saameeyeen

$
0
0

Jaaliyadda Puntland ee magaalada Odense ee dalka Danmark ayaa deeq lacageed oo dhan 5000 oo doolar waxaa ay gaarsiiyeen guddiga abaaraha Ee Magaalada Garowe.

Gudiga Jaaliyada oo u xilsaaraa Soo ururinta dhaqaalahaan ayaa u mahadcelinaya dhamaan xubnaha Jaaliyada ee ka qaybqaatey.

Lacagta Jaaliyadu ay u dirret Gudiga abaaraha ayaa waxay ugu tala galeen in la gaarsiiyo biyo iyo raashin Dadka abaaruhu saameeyeen.

Wali waxaa Dalka ka jira Abaaro xoogan.

Puntlandi
Yurun


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles