Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dhagayso Waraysi Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Denmark oo Sharaxaad ka bixiyey Sababta Jaaliyadaha Wadamada Yurub qaar uga maqnaayeen Shirkii Denmark

$
0
0

20161202_225955Saciid Daahir Dhimbil, Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Denmark oo Jaaliyadiisu ay marti Galisay Shirkii lagu mideynayay Qurba joogta Puntland ee Yurub kasoo dhacay 27 iyo 28 Novembar 2016 ayaa sharaxaad ka bixiyey sababta wadamada Yurub ay san qaarkood goob joog ahayn Shirka.

Hoos ka dhagayso Waraysiga


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles