Dowlada Puntland ayaa joojisay ilaa amar dambe doorashadii Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyadoo jawaab uga dhigaysa in Wax laga qaban waayey faragalin uu Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Mudane Jawaari uu ku hayo heshiusyadii Madasha Qaran.
Warar hoose oo Puntlandi helayaan ayaa sheegaya in Puntland ay ogaatey in Qoraalo uu Jawaari soo saaray ay Villa Soomaaliya wax ka ogyihiin.
Qoraalada jawaari ayaa lagu muujiyey in Xildhibaano horey loogu heshiiyey in Garowe lagu soo doorto uu yiri waxaa soo dooranaya Soomaaliland.
Hoos ka akhriso Qoraal Puntland ay soo saareen.