Wararka Puntlandi helayaan ayaa sheegaya in Beesha Caalamku ay aad uga carootay musuq maasuqa qaawan iyo Awooda loo isticmaalayo doorashada Aqalka hoose.
Wada tashi dhex maray Gudiga Doorashada iyo Beesha Caalamka xubno matalaya ayaa la isla meel dhigay in dib loo celiyo Afar Xildhibaan oo cadeymo loo hayo iney musuqmaasu iyo Xoog kusoo gudbeen.
Afarta Xildhibaan waa
1. Mahad Salad, Minister for presidency
2. Abdulkadir Gaafow, brother of the national Intel chief Gen. Gaafow
3. Mustaf Dhuhulow, ex-Minister
4. Sadiq Abdikarim, presidential aide
Faahfaahin iyo wixii kasoo kordha warkaan kala soco warar kayaga dambe.
Puntlandi.com
Garowe