Warmurtiyeedkii Shirka madasha Qaran ayaa ilaa xalay lagu mashquulsanaa qaabka loo qorayo, Wadatashi lala galay Beesha Caalamka ayaa dib loogu noqday Wakhtiga Doorashada,Waxaana lasoo saaray wakhti cusub oo sidaan hoose ah.
Adeer waxaa la go’aamiyey wakhtiga doorashada oo galabta 3:00 la sii deyn doono.
1) Aqalka sare waxaa la dooranayaa September 25.
2) Golaha shacabka waxaa la dooranaya Sept 24 -10 October
3) Dhaarta 11-19 October
4) Doorashda Guddonka Baarlamaanka October 25
5) Doorashada Madaxweynaha October 30
Warmurtiyeedka waxaa lasoo saarayaa Galabta 3;00 Galabnimo saacada Soomaaliya.
Puntlandi.com