Waxaa goordhaweyd soo idlaaday kulankii Baarlamaanka Soomaaliya uu ka lahaa masnta Heshiiskii Doorashada ee Garowe 2016.
Kulanka oo ajanduhu ahaa Ansixinta Heshiiskii Garowe 2016 ayaa dood dheer kadib waxaa maanta laga gaari waayay in cod loo qaado heshiiska.
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo soo xirey shirka ayaa wuxuu sheegay in Sabtida la isusoo laaban doono.
Puntlandi.com
Golaha Shacabka
Muqdisho