Kooxda Leicester ayaa Horyaalka sanadkaan ee Dalka Ingiriiska ku guuleysatey kadib markii kooxda Totanham oo la tartameysay ay Chelsea ku qabatay Bareejo 2-2.
Waa markii u horeysay Taariikhada Kooxda Leicester ay noqdaan Horyaalka Premier Leageu.
Ciyaartii caawa dhexmartey Chelsea iyo Totanham ayaa ahayd mid ay Totanham ku hogaamineysay 0-2 laakiin markii lagasoo noqdey Kaambiyada ayaa kooxda Chelsea waxay lasoo baxdey dardar cusub tasoo keenyey iney laba gool dhaliyaan..
Waxay Ciyaartu ku dhamaatey 2-2.
www.puntlandi.com.