Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahu rajucuun
Alla ha u naxariistee Waxaa maanta magaaladavCopenhegan Dalka Denmark ku geeriyooday marxuum Cabdullaahi Khaliif Kadawe (Fiiqow).
Waxaa tacsi loo dirayaa Xaaskiisa iyo Caruurtiisa oo Copenhegan dagan.
Jaaliyada Puntland ee Denmark ayaa ka tacsiyeynaya geerida Marxuumka.
Illaahay naxariistii jano haka waraabiyo marxuumka.
Aaaamiin Aaamiin