Xildhibaan Maxamed cali diheeye ayaa Muqdisho lagu weeraray, Waxaana soo gaaray dhawac Fudud.
Weerarka ayaa waxaa ku dhintey Sadex Qof oo qaar yihiin Illaaladiisa.
Xildhibaanka waxaa weeraray oo isku dayay iney dilaan kooxo hubeysan.
Xildhibaan Diheeye ayaa xilka xildhibaanimada hayay mudo yar,wuxuuna kursiga ka dhaxlay Xildhibaan bilo ka hor lagu diley Muqdisho oo ay isku heyb ahaayeen, Wuxuuna kasoo jerdaa deegaanka Saylac ee Gobolka Awdal.