Madaxweynaha Dowlada Puntland oo safar shaqo iyo mid uu kula kulmayo Qurba joogta Soomaaliyeed ku maraya Dalka Maraykanka ayaa maanta wuxuu gaaray Magaalada Minneapolis kadib markii uu kulamo balaaran lasoo qaatey Soomaalida Toronto iyo Columbus.
Madaxweynaha ayaa laguwadaa inuu Galabta Jamcada uu la kulmo Jaaliyada Reer Minneapolis.
Hoos ka daawo Sawirada soo dhaweynta ee Minneapolis.