Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo aan maanta shaqayneyn weerar Xalay lagu qaaday awgiis

$
0
0

Dhamaan duulimaadyadii Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa maanta baaqday kadib weerar hubeysan oo xalay lagu qaadey Garoonka.

Wararka ay Puntlandi ka helayaan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegaya in aysan jirin wax dhawac ah oo soo gaaray Garoonka kadib hub culus oo xalay lagusoo tuuray Garoonka balse Shirkadaha Diyaaradaha ee Caadi ahaan ka howlgali jiray Garoonka ayaa maanta kansalay Duulimaadyadoodii.

Turkish Airline oo maanta imaan lahayd wali masoo degin lamana oga iney baaqatay iyo in kale.

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles