Philippe Lazzarini oo ah u qaybsamaha Arimaha Soomaaliya ee Xafiiska Horumarinta Bina’aadanimada Qaramada Midoobay ayaa kulankii Xalay looga hadlayay Arimaha Soomaaliya ee New York waxaa wax laga waydiiyey Qaxootiga ku sugan Puntland ee lasoo cararay Dagaalada Yemen.
Hoos ka daawo