Ogeysiis
:
Ka soo Qayb Gala;
Guddiga dhaqaalaha iyo xaqiiqda dadka madowga ah ee Minnesota ku dhaqan:
Waxaa laguugu talo galay inaad ka qayb qaadatid kulanka Guddiga shirka dhaqaalaha ee xil-dhibaan Keith Ellison ee la xiriirta Xaqiiqda Dadka Madow ee Minnesota.
Waxaa jiraya labo Guddi oo kulankaas ka qayb qaadanaya. Guddiga 1aad waxay falanqayn ku samayniyaan xaqiiqooyinka innagu wajahan. Gudiiga 2aadna waxay ka doodi doonaan sida loo xallin karo arrimahaas. Soo jeedinta guddiyadaas ka dib waxaa furmaya oo weydiimo iyo ka war-celin ah uu inaka haqab-tiri doono Xil-DHibaan (Congressman) Ellison.
Faahfaahinta Kulanka:
Waxaa la qabanayaa: Talaado, November 10eeda.
5:30 Galabnimo-7:30 Fiidnimo
Meesha:
Franklin Middle School-Auditorium
1501 Aldrich Ave. N.
Minneapolis, MN. 55411
Guddiga 1aad ee ka hadlaya xaqiiqada ina hor taal:
Dr. Susan Brower-Minnesota State Demographer.
Dr. Samuel L. Meyers, Jr.-Minnesota University.
Guddiga 2aad ee xallinta arrimaha ina soo wajahay:
Anthony Newby- Executive Director, Neighborhoods Organizing for Change.
Nakima Levy-pounds-President, Minneapolis NAACP.
Tawanna Black Executive Director Northside Funders Group.
Steve Belton, Interim President, Minneapolis Urban League .
David McGee, Executive Director, Build Wealth Minnesota.
Wixii Faahfaahin ah la soo xiriir:
Erin Maye Quade
Xafiiska: 612-522-9749
Cell:612-280-2254.
E-mail: erin.maye@mail.house.gov