Image may be NSFW.
Clik here to view.Sida lagasoo Xigtey Raysal Wasaaraha Masar waxaa Saakay burburtay Diyaarad Rakaab oo ay saaraayeen in ka badan 200 oo Qof, Diyaarada waxaa laga lahaa Dalka Ruushka.
Dhinaca Dowlada Ruushka wali war kamasoo bixin.
Dhinaca kalane Ma jiraan tafaasiil ku saabsan Diyaarada nooceeda, meesha ay u socotay iyo halka ay kasoo kacdey.
Rakaabkana lagama war hayo in Soomaali ku jireen iyo in kale lakiin wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com.
Puntlandi.com
post@puntlandi.com