Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Geeri…. Alla ha u naxariistee Waxaa Baargaal ku geeriyoodey Oday Maxamed Bangax

Image may be NSFW.
Clik here to view.
tacsii
Dhamaan Ehelka, Qaraabada iyo Asxaabtaba waxaa lagu wargalinayaa Geerida Alla naxariistii Jano haka Waraabiyee Maxamed Bangax oo ka mid ahaa Odoyaasha aadka looga yaqaan Deegaanka.

Waxaa Tacsi loo diraya Warasadii uu Marxuumku ka tagay , Ehelka, Qaraabada iyo Guud ahaan Shacabka yaqaanay Marxuumka.

Waxaan isna Illaahay uga baryaynaa Jano waarta iyo dambi dhaaf.

Aaaaamiin AaamiiiiiN


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles