Wararka aan hada helayno ayaa sheegaya in Shirka wada tashiga ee maanta lagu balamey in la isugu yimaado oo markii hore lasoo jeediyey in lagu qabto Muqdisho laakiin aakhirkii waxaa la isku raacay in Kismaayo lagu qabto.
Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa ka caga jiidey in Shirkaas lagu qabto meel aan Muqdisho ahayn laakiin aakhirkii wuxuu aqbalay in Kismaayo la isugu yimaado.
Shirka ayaa looga wada hadli doona hannaanka ay u dhacayaan Doorashooyinka sanadka 2016-ka ka dhacaya dalka Soomaaliya.
Wixii faahfaahin ah kala soco wararkayaga dambe.
Puntlandi.com
Kismaayo.