Madaxweynaha Dowlada Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa iminka khudbeynaya wuxuuna Madaxweynuhu u mahadceliyey marti sharafta la casumay ee kasoo qayb galay Xaflada, Madaxweynuhu wuxuu ku dheeraaday xaalada Jubbaland oo ku tilmaamey mid meel wanaagsan maraysa, dhinac amaan iyo dhinac dib u heshiisiinba.
Puntlandi.com
Kismaayo