Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Faahfaahin Qarax lala beegsadey Ciidanka Jubaland oo khasaare geystay

$
0
0

breaking-nes-150x63 (1)Gaari lagasoo buuxshay waxyaabaha qarxa ayaa qof naftiis halige ah uu la dhex galay Xero Ciidan oo ku taal Kismaayo.

Falkaan ayaa ahaa mid argaguxisadu la beegsadeen shacbka Jubaland sida uu Puntlandi u sheegey Sargaal ka tirsan Dowlada Jubaland.

Inkastoo ay hada socdaan gurmad iyo arurinta dhawaca hadana sida Puntlandi wararka ku helayso,weeearkaa ayaa dhaliyey khasaare dhaawac iyo dhimashaba leh.

Gaari nooca Xaragada ah oo 7 qof qaad ah ayaa qaraxa loo adeegsadey, Waxaa gaariga saaraa wadaha oo qura , wuxuuna la beegsadey Goob Ciidanku ku badnaa, taasaana keentey Khasaaraha badan.

Ciidanka la weeraray waa Ciidanka Xerada ay ku xeraysan yihiin Ciidanka loo yaqaan Kuwa Xoogga Dalka qaynta Jubaland(NSA)

Wixii soo kordha kala soco Pnuntlandi.com

Puntlandi.com
Kismaayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles