Madaxweyne Xigeenka Dowlada Jubaland Jen. Cabdulaaahi Farataag oo saxaafada la hadlay ayaa ka warbixiyey Dagaaladii Magaalada ka dhacay, wuxuu kaloo Sheegey in Hadalada la leeyahay Kenya Dagaalka gashey ay yihiin been abuur, wuxuu kaloo ka hadley Hadal la sheegey inuu kasoo baxay Villa Soomaaliya kasoo lagu dalbanayo in Ciidamada Kenya isaga baxaan Soomaaliya.
↧