Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa hambalyada maalinta Xoriyada Soomaaliya u direy guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweyne Gaas ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Reer Puntland wuxuu u rajaynayaa in Sanadkaan sanadkiisa xiga illaahay inagu gaarsiiyo Barwaaqo iyo nabad iyadoo uu u rajaynayo Shacabka Soomaaliyeed iyagoo mid qura iney dib usoo ceshadaan Dowladnimadii iyo kala dambeyntii.
Puntlandi
Garowe