Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah– Wadahadaladii Jubaland iyo Villa Soomaalia oo hada la saxiixayo

$
0
0

Inkastoo Ergooyinka maanta lagu xerreyey meel aan Wax wara laga heli karin hadana Warar aan hada helney ayaa sheegaya in Heshiis lawada gaaray, isla markaasna Dowlada Federaalka ah ay Aqoonsatay Dowlada Jubaland, lama oga dhinaca Jubaland waxyaabaha ay ka tanaasuleen dhinacooda.

Sida aan Warar aan rasmi ahayn ku helney Dowlada federaalku waxay aqoonsatey Jubaland, waxaa meesha laga saarey magicii shalay ay Ergada Xasan Sheikh soo bandhigeen ee ahaa Juba Region, Wararkaan waxaan ka helney Ilo ka agdhow shirka balse ma ahan Warar rasmi ah, waxaa rasmi ah oo qura in Heshiis la saxiixayo hada, lana soo bandhigi doono nooca uu yahay Heshiisku.

wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles