Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Kenya oo xilkii laga qaadey

$
0
0

Safiirkii Soomaaliya ee Kenya Maxamed Cali Nuur Amerika ayaa laga  qaaday Xilkii Safiirnimo ee ka hayay dalka Kenya,waxaana lagu badalay Nin lagu magacaabo Jamaal Xassan.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa Puntlandi u sheegey in Cali Amerika loo wado in laga ďhigo Gudoomiyaha  Gobolka Banaadir.

Xil ka qaadista Safiirka ayaa timi xilli muddooyinkii ugu dambeeyay si wayn lo hadal hayay xil ka qaadista Maxamed Cali Nuur Amerika.

Puntlandi,Nairobi.

www.puntlandi.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles