Jamacada Garisa ayaa waxaa wali gudaha ugu jira koox hubeysan oo Dad rayid ah ku heysta Gudaha Jamacada.
Sida aad sawirka kore ku aragtaan waxaa Albaabka hore lasoo dhigey Ciidan waxaana la sugayaa iney ciidanku gudaha ugalaan Jamacada inkastoo laga cabsi qabo iney Ardey iyo macalimiin badan ay ku heystaan gudaha Jamacada.
Wixii soo kordha kala soco Puntlandi