Sareeya Guud Maxamed Cali Samantar.
Beeldaaje Cali Faarax iyo xaaskiisa
Wasiiru dawlahadalaha Amiga Puntland Maxamuud Faarax.
Wasiir ku xigeenka Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ee Puntland Siciid Faarax Maxamuud.
Ku xegeenka duqa magaalada Boosaaso Siciid Garoon,
Cismaan Shire Quud,
Axmed Cabdi Baydhabo,
Kornayl Nuux Maxamed Isxaaq, Abwan Yusuf,
Nuur Aadan Abdulla,
Maxamed Xasan Ali Waji,
Salebaan Faarax Coofle.
Abdisamad abwaan,
Maxamed daahir caynsane.
Dhamaan dadk kor ku waxay tacsi u dirayaan xaasaskii, caruurtii iyo dhamaan eheladii uu ka geeriyooday Allaha ha naxariistee Ugaas Xaaji Cabdi Xaaji Axmed Naaleeye (Cabdi Buurte) oo 10 kii bisha March 2015 ku geeriyooday magaalada Abu Dhabi ee dalka imaaraadka, Waxayna ilaah ugu baryayaan inuu Marxuumka Janadiisa Fardowsa ka waraabiyo caruurtii iyo eheladii uu ka tegeyna samir iyo iimaan ka siiyo.
Ugaas xaaji Cabdi Xaaji Axmed wuxuu ka mid ahaa ismada soo jireenka ah ee degaanada Puntland wuxuuna ka qayb qaatay dhismaha dowlada puntland iyo horumarinteeda. Ugaasku wuxuu ahaa isim caan ah oo laga yaqaan dhamaan geyiga soomaaliya.