Madaxtooyada Maamulka Koonfur Gakbeed Soomaaliya ayaa goor dhaweyd ay koox hubeysan gudaha u galeen, Rasaas xoogan ayaa kadib bilaabatey.
Ilaa hada war lagama hayo xaaladu sida ay tahay iyo khasaaraha ka dhashey weerarka.
Wariye Madaxbanaan oo ku sugan Baydhabo ayaa Puntlandi u sheegey in gudaha Madaxtooyada ay rasaas ka dhacayso.
Wixii faahfaahin ah kala soco Puntlandi.
Puntlandi.com
Kismaayo